Axmed Madoobe oo Khilaaf diblumaasiyadeed ka dhax abuuray Kenya iyo Itoobiya

Madaxweynaha aan la aqoonsaneyn ee Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ku sugan magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, waxa uuna halkaasi kulamo kala duwan kula leeyahay Madax katirsan dowlada Kenya iyo masuuliyiin. Axmed Madoobe ayaa xiligan la kulmaya cadaadis xoogan oo kaga imaanaya dowlada federaalka Soomaaliya iyo ciidamada Itoobiya ee ku sugan qeybo kamid … Continue reading Axmed Madoobe oo Khilaaf diblumaasiyadeed ka dhax abuuray Kenya iyo Itoobiya